salan qali ah

Ethiopia
July 14, 2006 1:25am CST
waan ku salamay abti salan kadib wan cafimad qabana abti adigene midas iyo mid kafican abti marka teda kale meshan waxey noqo tay lacak leman ka dhan abti
1 response
14 Jul 06
Haa. Walaal, haddii aad doonaysid in aad abtigaa la hadahid, u dir waraaq khaas u ah isaga. Halkaani waa goob looga faaiidayso is-dhaafsiga iyo iswaydiinta baahiyaha qof qabo. Mahadsanid